Kulamo xasaasi ah oo caawa ka kala socda hoyga Guddoomiye Mursal & Villa Somalia

Hoyga uu maanta u soo guuray Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa galabta iyo caawa ka socda kulamo xasaasi ah oo looga arinsanayo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka laga keenay Madaxweynaha. Waxaa ka qeyb galaya kulamadan Senataro ka tirsan Aqalka Sare iyo siyaasiyiin kale, iyagoo Guddoomiyaha kala hadlaya sidii loo soo … Continue reading Kulamo xasaasi ah oo caawa ka kala socda hoyga Guddoomiye Mursal & Villa Somalia